Madaxweyne Farmaajo oo Dhuusamareeb uga qeybgalaya shirka Dowladda Federaalka iyo Dowladdaha Xubnaha ka ah

Puntland Mirror
1 Min Read
Madaxweyne Farmaajo. [Sawir Hore]

Madaxweyne Farmaajo. [Sawir Hore]
Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la filayaa in uu maanta tago magaalada Dhuusamareeb, sida uu sheegay xafiiska warbaahinta Villa Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa ka qeybgali doona kulan u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladdaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka.

Kulanka ayaa looga wada-hadli doonaa xiriirka sii xumaanaya ee ka dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo Dowladdaha Xubnaha ka ah iyo sidoo kale doorashooyinka soo socda.

Share This Article
Leave a Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *