Inta uu ku guda jiro safarkiisa Jabuuti, Farmaajo ayaa la filayaa in uu kulan la qaadan doono Madaxweynaha Jabuuti si ay uga wadahadlaan xiriirka labada dal, sida ay sheegtay SONNA.
Waa safarkiisii kowaad oo uu ku tago Jabuuti tan iyo markii uu xafiiska yimid bishii Maarso.