Qarax xoogan oo ka dhacay meel u dhow garoonka diyaaradaha Muqdisho

Muqdisho-(Puntland Mirror) Qarax culus ayaa ka dhacay goor dhawayd meel u dhow meesha laga soo galo garoonka diyaaradaha Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.

Qaraxa ayaa waxaa daba socday rasaasta qoryaha, sida ay sheegeen goobjoogayaal.

Faahfaahin dheeri ah dhaqso baanu soo gudbin doonaa.

About Abdi Omar Bile 749 Articles
An online journalist and editor, with a decade of experience covering security and business issues, Puntland and entire Somalia.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*