Xasan Cali Khayre ayaa ah nin ku cusub siyaasadda, waxa uu horey u ahaa madaxa haayada NRC (Norwegian Refugee Council) ee gudaha Soomaaliya.
Magacaabida ayaa imaanaysa maalin kadib markii Maxamed Cabdullaahi Farmaajo loo caleemo-saaray madaxaweynaha 9-aad ee Soomaaliya.