Inta uu safarkiisa Boosaaso ku guda jiro, Madaxweyne Cabdiweli ayaa la kulamo la yeean doona masuuliyiinta dowladda iyo saraakiisha ammaanka si uu u ugala hadlo arrimaha ammaanka la xirrira.
Asbuucyadii ugu dambeeyay ee lasoo dhaafay, saddex sargaal oo sare oo dowladda katirsanaa ayaa lagu dilay weeraro ka dhacay magaalada Boosaaso, oo ay masuuliyadiisa sheegteen kooxda hubaysan ee Al-Shabaab.