Garoowe-(Puntland Mirror) Kalfadhiga 46-aad ee golaha wakiilada Dowladda Puntland ayaa maanta oo Isniin ah ka furmay magaalada Garoowe.
Kalfadhiga ayaa kamid ah labada kulan oo sanadlaha ah oo ay golaha baarlamaanka Puntland leeyihiin.
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo ku xigeenkiisa Axmed Cilmi Cusmaan ayaa ka qeybgalay kulanka.