Xubnaha cusub ayaa si siman loogu qeybiyay maamul goboleedyada dalka ka jira sida lagu qeexay bayaanka.
1. Somaliland——–11 kursi————–3 kursi——————14 kursi
2. Puntland———-11 kursi—————3 kursi—————-14 kursi
3. Galmudug——–8 kursi—————-3 kursi——————11 kursi
4. Hirshabeelle—–8 kursi—————-3 kursi——————11kursi
5. K/Galbeed——-8 kursi—————-3 kursi —————–11kursi
6. Jubbaland——-8 kursi—————-3 kursi——————11kursi
18-ka Xubnood ee cusub ayaan baarlamaanka maamul goboleedyadu dooran doonin sidii kuwii hore, waxaana toos u dooran doona madaxweynayaasha maamul goboleedyada.
Xildhibaanada aqalka sare ayaa horey uga koobnaa 54 xubnood balse hadda waxay noqonayaan 72 xubnood.
3da punland iyo somaliland loo kordhiyay yaa qaaatay tolooooow beelihii dulmanaa ee soool iyo sanaag wax malaga siiyay sxpayaaàaaaaal
Alla somalia maxa caddaalad darro taalla yaaaab