Cumar Shooli oo loo yaqiin Madaalaha Hobolada Waaberi ayaa asbuucyadii u dambeeyay ku xanuunsanayay isbitaal kuyaala Muqdisho.
Fanaanka ayaa labadii sanno ee uu dambeeyay ku sugnaa Muqdisho kadib markii uu ka soo noqday dibada.
Heesihiisa caanka ah waxaa kamid ah “La Dabaalo Caashaqa”.