![Baabuurta gaashaaman ee ciidamada Puntland. [Sawirka: Archive]](https://puntlandmirror.net/wp-content/uploads/2016/12/1-1-1.jpg)
Ciidamada dowladda ayaa jihooyin kala duwan uga sii siqaya magalaada, sida ay wararku sheegayaan.
Magaalo xeebeedka Qandala ee gobolka Bari ayaa 26-dii Oktoobar ee sanadkan waxaa qabsaday maleeshiyada ISIS.
Qabsashada ayaa ku khasabtay in ka badan 700 qof in ay ka cararaan magaalada, iyaga oo ka cabsi qaba dagaal cusub oo u dhaxeeya ciidamada Puntland iyo maleeshiyda.
