Wariye si xun ugu dhaawacmay qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho
Muqdisho-(Puntland Mirror) Sargaal katirsan booliiska Soomaaliya ayaa sheegay in wariye uu si xun ugu dhaawacmay qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho. Kabtan Maxamed Xuseen oo katirsan booliiska ayaa wakaalada wararka AP u sheegay in wariye […]