Madaxweynaha Puntland: Ninkii diidaya iyo ninkii ogolba Soomaaliya federal ayey ahaanaysaa
London-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa sheegay in Puntland ay rabto in nidaamka federaalka kaliya lagu dhaqo Soomaaliya. Isaga oo ka hadlayay munaasabad soo dhaweyn ah oo ay jaaliyada Puntland ugu qabteen […]