Madaxweynaha Puntland: Waxaan balan qaadaynaa in dhulkayaga aanu ka sifayno Al-Shabaab iyo Daacish
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland ayaa wacad ku maray in Puntland ay dagaal la geli doonto kooxaha hubaysan ee dhibbaatooyinka ka wada gudaha Puntland. Isaga oo warbaahinta la hadlayay maanta oo Jimce ah Cabdiweli Maxamed Cali […]