Madaxweynaha Puntland oo u duulay magaalada Garacad si uu uga qeybgalo dhagax dhiga dekad cusub
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta oo Talaado ah u duulay magaalo xeebeedka Garacad ee gobolka Mudug, sida saraakiil katirsan dowladda ay u sheegeen warsidaha Puntland Mirror. Madaxweynaha ayaa la filayaa in […]