Wasiir dowlihii madaxtooyada Puntland oo is-casilay
Garowe-(Puntland Mirror) Wasiir dowlihii madaxtooyada dowlada Puntland Maxamed Cabaas Macalim ayaa is-casilay shalay oo Jimce ahayd, isagoo sheegay arrimo isaga u gaar ah in uu isku-casilay. Maxamed Cabaas oo tan iyo 2014-kii kamid ahaa golaha […]