Kalafadhigii kowaad ee golaha deegaanka cusub ee Dangorayo oo furmay
Garoowe-(Puntland Mirror) Kalafadhigii kowaad ee golaha deegaanka cusub ee Dangorayo ayaa maanta oo Axad ah ka furmay degmada Dangorayo ee gobolka Nugaal, sida ay sheegeen maamulka degmadu. Kulanka oo socon doona muddo shan beri ah […]