Madaxweynaha Puntland oo la kulmay danjiraha Finland u qaabilsan Soomaaliya
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed ayaa maanta oo Arbaco ah kulan la yeeshay Tarja Fernandez oo ah danjiraha Finland u qaabilsan Soomaaliya. Kulanka ayaa ka dhacay xarunta madaxtooyada Puntland oo kutaala caasimada Puntland […]