• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ September 19, 2023 ] Midowga Yurub oo si joogto ah u hakiyay gaargaarka Soomaaliya kadib markii UN ay heleen musuqmaasuq baahsan Somalia
  • [ October 3, 2022 ] Hoggaamiye sare oo Al-Shabab katirsan oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Jubbada Dhexe Somalia
  • [ September 30, 2023 ] Guled Salah: Current Administration’s Term Will Not Be Extended “Even a Single Day” English News
  • [ September 30, 2023 ] Guuleed Saalax: Hal maalin laguma dari karo xukunka xukuumada Deni Somalia
  • [ September 28, 2023 ] Qeyb kamid ah Puntland oo la sadaaliyay in ay heli doonana roobab dhex-dhexaad ah Puntland
  • [ September 28, 2023 ] Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo filaya inuu u tartamo Madaxweynaha Puntland Puntland
  • [ September 28, 2023 ] Somalia’s Foreign Minister Considering Running for Puntland Presidency, Sources Say English News
HomeSomalia

Somalia

somali news

Somalia

Madaxweynaha Soomaaliya oo salaada Ciidul Fidriga ku oogay masjidka Isbahaysiga

July 6, 2016 Puntland Mirror 0

  Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa salaada Ciida dadweynaha kula tugaday masjidka weyn ee Isbahaysiga ee caasimada Soomaaliya, Muqdisho. Waxaa kaloo Madaxweynaha ku waheliyay madax sare oo katirsan dowlada federaalka […]

Puntland

Madaxweynaha dowlada Puntland oo shacabka Puntland ugu hambalyeeyay Ciidul Fidriga

July 5, 2016 Puntland Mirror 0

Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa dhalashada bisha Shawaal ee Ciida Fidriga ugu hambalyeeyay dhamaan Muslimiinta caalamka gaar ahaan shacab weynaha reer Puntland. Madaxweynaha ayaa guud ahaan ummadda Soomaaliyeed Eebbe uga baryey […]

Somalia

Madaxweynaha Soomaaliya oo dhawaan kulankii ugu horeeyay abid la yeeshay RW Israel

July 5, 2016 Puntland Mirror 0

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa dhawaan la kulmay Raysulwasaaraha Yuhuuda Benjamin Netanyahu markii kowaad oo labada dhinac ay wadahadal heerkaas ah yeeshaan, sida ilo wareedyo ku dhow Madaxweynaha Soomaaliya u sheegeen wargeyska The Times […]

Somalia

Madaxweynaha Soomaaliya oo cambaareeyay weerarada argagixiso oo ka dhacay Sucuudiga

July 5, 2016 Abdi Omar Bile 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa cambaareeyay werarada argagixiso oo ka dhacay gudaha wadanka Sucuudi Caraabiya. “Anigoo ku hadlaya magaca dowlada Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya iyo shacabka Soomaaliyeed, waxaan si dhab ah uga naxay […]

Puntland

Dadka Soomaaliyeed oo u isku diyaarinaya Ciida

July 5, 2016 Abdi Omar Bile 0

Garoowe-(Puntland) Dadka Muslimiinta ah ee Soomaaliyeed ayaa isku diyaarinaya dabaaldaga Ciidul Fidriga, iyadoo ay dhamaatay bishii Soonka ee Ramadaan. Caasimada Puntland, Garoowe, dadka ayaa ku mashquulsan diyaargarowga damaashaadka Ciida iyadoo ay suuqyada yihiin kuwo aad […]

Puntland

Puntland oo fasaxday idaacada daljir kadib cafis madaxweyne

July 4, 2016 Abdi Omar Bile 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Idaacada maxaliga ah ee Radio Daljir ayaa la fasaxay kadib markii digreeto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Puntland lagu sheegay in madaxweynaha uu cafis u fidiyay. Idaacada ayaa albaabada loo xiray 23-dii bisha Juun […]

Puntland

Madaxweynaha dowlada Puntland oo kala diray golahii deegaanka Gaalkacyo

July 4, 2016 Puntland Mirror 0

  Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta oo Isniin ah kala diray golahii deegaanka degmada Gaalkacyo, sida uu sheegay afhayeenka madaxtooyada. Afhayeenka madaxtooyada dowlada Puntland Cabdulaahi Maxamed Jaamac “Quraanjecel” oo saxaafada […]

Somalia

Somaliland oo xirtay fanaan Soomaaliyeed

July 3, 2016 Abdi Omar Bile 0

  Hargeysa-(Puntland Mirror) Ciidamada amaanka maamulka Somaliland ayaa xiray fanaanka Soomaaliyeed, Farxan Xidig. Sida wararka sheegayaan fanaanka ayaa laga qabtay magaalada Boorame kadibna waxaa loo gubiyay caasimada maamulka Somaliland, Hargeysa. Warar lagu kalsoonaan karo ayaa […]

Somalia

Wasiirka cusub caafimaadka dowlada federaalka Soomaaliya oo xilka la wareegay

July 3, 2016 Puntland Mirror 0

  Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasiiradii hore caafimaadka dowlada federaalka Soomaaliya Xaawo Xasan Maxamed ayaa maanta oo Axad ah si rasmiya xilka ugu wareejisay wasiirka cusub ee caafimaadka Maxamed Xaaji Cabdinuur. Munaasabada xil wareejinta oo ka dhacday […]

Somalia

Ciidamada nabadsugida Soomaaliya oo fashiliyay weerar qarax gaari

July 3, 2016 Puntland Mirror 0

  Muqdisho-(Puntland Mirror) Ciidamada nabadsugida Soomaaliya ayaa xalay oo Axad ahayd ku fashiliyay degmada Hodan ee magaalada Muqdisho weerar la rabay in loo adeegsado gaari walxaha qarxa laga soo buuxshay, sida uu sheegay sarkaal. Afhayeenka […]

Posts navigation

« 1 … 282 283 284 … 293 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Qeyb kamid ah Puntland oo la sadaaliyay in ay heli doonana roobab dhex-dhexaad ah

    September 28, 2023 0
    Saadaadha roobka. [Xigashada Sawirka: IMC] Garoowe-(Puntland Mirror) Roobab dhexdhexaad ah ayaa laga filayaa deegaano ka tirsan Puntland inta u dhaxaysa 27-ka September ilaa 3-da October, sida ay sheegtay xarunta IMC. Degmooyinka sida Jariiban laga yaabo [...]
  • Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo filaya inuu u tartamo Madaxweynaha Puntland

    September 28, 2023 0
    Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Huruuse. [Xigashada: Facebook/Abshiromarjama] Garoowe-(Puntland Mirror) Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac oo loo yaqaan Abshir Cumar Huruuse ayaa laga yaabaa in uu ku dhawaaqo hamigiisa ah in uu [...]
  • Ciidamada booliiska Puntland oo xubin sare oo katirsan Daacish ku soo qabtay howlgal ka dhacay gobolka Bari

    September 27, 2023 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Ciidamada booliiska Puntland ayaa soo qabtay xubin sare oo katirsan kooxda Daacish/ISIS oo lagu magacaabo Axmed Xuseen Ibraahim kadib howlgal ka dhacay meel u dhow degmada Uffeyn ee gobolka Bari, sida ay ciidamada [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • EXCLUSIVE INTERVIEW: HON. HASAN MOHAMED ISSE (GOODIR), THE MAYOR OF GAROWE CITY

    July 20, 2017 0
    In an exclusive interview with Puntland Mirror editor Mr Abdi Omar Bile, the Mayor of Garowe City, Hon. Hasan Mohamed Isse (Goodir) talks about the infrastructure projects in Garowe city including the upcoming Somali Urban [...]
  • Chairman of Somalia’s Supreme Court sacks 18 judges in Banadir region

    September 5, 2017 0
    Mogadishu-(Puntland Mirror) The chairman of Somalia’s Supreme Court have sacked 18 judges operating in the courts of Banadir region and districts under the region, state-owned Radio Mogadishu reported on Tuesday. The decision of the chairman of [...]
  • Puntland President dissolves commissioners of Puntland’s National Tender Board

    July 5, 2017 0
      Garowe-(Puntland Mirror) Puntland President Abdiweli Mohamed Ali dissolved commissioners of Puntland’s National Tender Board on Monday, sources said. The move came one day after Puntland Mirror published the massive corruption in the board, according to [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions