somali news
Sarkaal katirsan ciidamada booliiska Soomaaliya oo lagu dilay degmada Kaaraan ee Muqdisho
Muqdisho-(Puntland Mirror) Kooxo hubaysan oo aan la aqoon cidda ay yihiin ayaa caawa fiidkii ku dilay degmada Karaan ee Muqdisho sarkaal katirsan ciidamada booliiska Soomaaliya, sida ay sheegeen saraakiisha. Afhayeenka wasaarada amniga dowlada federaalka Soomaaliya […]