somali news
Maamulka Somaliland oo sii daayay xildhibaan Puntland ah oo ay dhawaan qabteen
Garoowe-(Puntland Mirror) Maamulka Somaliland ayaa maanta sii daayay xildhibaan baarlamaanka Puntland kamid ah kaasoo dhawaan ay qabsadeen. Xildhibaan Maxamed Faarax Aadan “Canjeex” ayaa maanta la sii daayay, sida uu warsidaha Puntland Mirror u sheegay xildhibaan […]