somali news
Masuuliyiinta magaalooyinka Minneapolis iyo Boosaaso oo kala saxiixday heshiiska mataanaynta labada magaalo
Minneapolis-(Puntland Mirror) Masuuliyiinta magaalooyinka Boosaaso ee Puntland, Soomaaliya iyo Minneapolis oo kutaala dalka Maraykanka ayaa kala saxiixday heshiiska mataanaynta labada magaalo. Duqa magaalada Boosaaso Yaasiin Mire Maxamuud iyo duqa Minneapolis Betsy Hodges ayaa si rasmiya […]