somali news
Sarkaal sare oo Al-Shabaab ah oo isku soo dhiibay gacanta dowlada federaalka Soomaaliya
Muqdisho-(Puntland Mirror) Sarkaal sare oo katirsan kooxda hubaysan ee Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibay dowlada federaalka Soomaaliya. Ibraahim Aadan Ibraahim oo ahaa madaxa Al-Shabaab u qaabilsan waxbarashada gobolada Baay iyo Bakool ayaa xalay oo Isniin […]