somali news
Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali oo kulan la qaatay safiirka Turkiga ee Soomaaliya Olgan Beker
Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali oo safar shaqo u jooga Muqdisho ayaa maanta oo Arbaco ah kulan kula qaatay xarunta safaarada Turkiga uu ku leeyahay caasimada Soomaaliya safiirka Turkiga ee Soomaaliya Olgan […]