Somalia

Guddiga doorashooyinka dadban ee Soomaaliya oo u sheegay Puntland, Galmudug iyo Jubbaland in ay dib u eegis ku sameeyaan liiska musharixiinta u tartamaya aqalka sare si loo waafajiyo qoondada haweenka

Muqdisho-(Puntland Mirror) Guddiga doorashooyinka dadban ee Soomaaliya ayaa dib ugu celiyay maamulada Puntland, Galmudug iyo Jubbaland xubnaha u tartamaya aqalka sare ee dowlada federaalka Soomaaliya, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay guddiga. “Sida aad ka […]