somali news
Xasan Shiikh oo ugu hambalyeeyay dowlad goboleedyada doorashada xubnaha aqalka sare
Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa hambalyo u diray maamul goboleedyada sida Puntland, Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Jubbaland sida ay u soo doorteen xubnaha u matalaya aqalka saree e dowlada federaalka […]