somali news
Taliyaha ciidamada Danab ee Puntland Kornayl Jimcaale oo sheegay in ay dileen ugu yaraan 50 dagaalyahan oo Galmudug ah
Garoowe-(Puntland Mirror) Puntland ayaa sheegtay in ciidankeedu dileen ugu yaraan 50 dagaalyahan oo Galmudug ah, kuwaasoo shalay weerar kusoo qaaday saldhigyo milatari oo ay Puntland ku leedahay duleedka koonfureed ee magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, […]