somali news
Doorashada xildhibaanada kasoo jeeda Somaliland ee aqalka hoose oo Muqdisho ka bilaabmatay
Muqdisho-(Puntland Mirror) Doorashada xubnaha aqalka hoose ee Somaliland u matali doona dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Talaado ah ka bilaabmatay xarunta gaadiidka booliiska ee degmada Cabdicasiis ee Muqdisho. Raysulwasaare ku xigeenka dowladda federaalka Soomaaliya […]