somali news
Ciidamada NISA oo xiray maskaxdii ka dambaysay weerarkii dekada Muqdisho
Muqdisho-(Puntland Mirror) Ciidamada Haayada Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa soo qabtay maskaxdii ka dambaysay weerarkii Al-Shabaab ee dekada Muqdisho bilowgii bishaan. Taliyaha NISA ee gobolka Banaadir Maxamed Xasan Faran-fir ayaa xaqiijiyay xiritaanka, sida ay kasoo […]