somali news
Madaxweynaha dowladda Puntland oo Boosaaso tagay
Boosaaso-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta oo Talaado ah tagay magaalo xeebeedka Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland, sida ilo-wareedyo katirsan dowladda ay u xaqiijiyeen Puntland Mirror. Cabdiweli oo wariyeyaasha la hadlay […]