somali news
Baarlamaanka Soomaaliya oo mar labaad guddoomiye u doortay Jawaari
Muqdisho-(Puntland Mirror) Baarlamaanka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah dib ugu doortay guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Shiikh Cumaan sidoo kale looyaqaan (Jawaari). Jawaari ayaa helay 141 cod, halka ninkii la loolamayay Cabdirashiid Maxamed Xidig […]