somali news
Murashixiinta guddoomiyaha aqalka sare iyo ku-xigeenadiisa oo khudbadahooda kasoo horjeedin doona xildhibaanada aqalka sare ee DFS
Muqdisho-(Puntland Mirror) Sida qorshuhu yahay, xildhibaanada aqalka sare ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah dhageysan doona murashixiinta u tartamaya guddoomiyaha aqalka sare iyo ku xigeenadiisa. Ku dhawaad 16 xubnood oo u tartamaya […]