somali news
Qarax ka dhacay makhaayad kutaala magaalada Afgooye oo dilay ugu yaraan saddex qof
Muqdisho-(Puntland Mirror) Ugu yaraan saddex qof ayaa lagu dilay afar kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii qarax lagu xiray makhaayad kutaala gudaha magaalada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose, sida uu sheegay sargaal. Taliyaha ciidamada […]