somali news
Xildhibaan katirsanaa baarlamaanka cusub oo ku geeriyooday gudaha Muqdisho
Muqdisho-(Puntland Mirror) Xildhibaan katirsanaa baarlamaanka cusub ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa xalay oo Axad ahayd ku geeriyooday gudaha magaalada Muqdisho, sida ay xaqiijiyeen qoyskiisa. Xildhibaan Siciid Xasan Geedi oo dhawaanahaan xanuunsanaa ayaa ugu dambayn xalay […]