somali news
Afhayeenkii hore ee maamulkii Ximin iyo Xeeb oo Muqdisho lagu dilay
Muqdisho-(Puntland Mirror) Afhayeenkii hore ee maamulkii Ximin iyo Xeeb ayaa kooxo hubaysan oo aan la aqoon haybtooda ku dileen gudaha magaalada Muqdisho maanta oo Sabti ah, sida ay ilo-wareedyadu sheegeen. Maxamed Cumar Xaafey ayaa gaari […]