somali news
Labo kamid ah burcadbadeeda Soomaaliya oo meydkooda laga helay gobolka Sanaag
Garoowe-(Puntland Mirror) Meydka labo qof oo dhintay ayaa laga helay tuulo xeebeedka Daruuro ee gobolka Sanaag, sida dadka deegaanka jooga ay khadka taleefoonka ugu sheegeen warsidaha Puntland Mirror. Labada meyd ayaa waxaa meel u dhow […]