somali news
Milatariga Mareykanka oo sheegay in 40 dagaalyahan oo katirsan Al-Shabaab iyo ISIS ay ku dileen duqaymo ka dhacay Soomaaliya asbuucii hore
Washington-(Puntland Mirror) Mareykanka ayaa duqaymo is xig xiga ka fuliyay gudaha Soomaaliya dabayaaqadii asbuucii lasoo dhaafay, weerarka ayaa ka dhan ahaa maleeshiyada ISIS iyo maleeshiyada Al-Shabaab ee guadaha Soomaaliya, sida ay sheegeen milatariga Mareykanku. Duqaymaha […]