somali news
Tirada dhimashada qaraxii ka dhacay Muqdisho oo gaartay 18 qof
Muqdisho-(Puntland Mirror) Tirada dhimashada ee qaraxii ka dhacay Muqdisho Khamiistii ayaa gaartay 18 qof, sida ay sheegeen saraakiisha caafimaadaka iyo ammaanka. Qaraxa ayaa ka dhacay meel u dhow huteel Waheliye oo saaran wadada mashquulka badan […]