somali news
Jawaari oo iska iscasilay afhayeenka baarlamaanka
Muqdisho-(Puntland Mirror) Afhayeenkii baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari ayaa iscasilay maanta oo Isniin ah, ku xigeenka afhayeenka Cabdiweli Ibraahim Muudey ayaa xildhibaanada u sheegay. Xildhibaanada ayay u qorsheysneyd in ay kulan ku yeeshaan Muqdisho […]