Editorial
Madaxweyne Deni ma waxa uu wax ka badalay habkii soo dhaweynta madaxda Puntland?
Garoowe-(Puntland Mirror) Tobankii sanno ee u dambeysay madaxda Puntland waxay caan ku ahaayeen in dad badan ay soo dhaweeyaan mar walba oo ay dalka ku soo noqonayaan. Soo dhaweyntaas ayaa ahayd in dad shacab ah […]
Saddex waxyaabood oo aynu ka baran karno warbixinta xisaab celinta wasaaradda maaliyada Puntland
Garoowe-(Puntland Mirror) Wasaaradda Maaliyada Puntland ayaa waraaq ay soo saartay Khamiistii uga jawaabtay war-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Maaliyada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo lagu dalbanayo in Wasaaradaha Maaliyada maamul goboleedyada ay soo gudbiyaan xisaab-celinta lacagihii horey […]
Somali-American ku guuleystay tartanka caalamiga ah ee Quraanka akhriska
Wiil dhalinyaro ah oo Soomaali ah oo matalaya Mareykanka ayaa ku guuleystay tartanka caalamiga ah ee Quraan akhriska, isaga oo noqonaya qofkii ugu horeeyay oo Mareykan ah ee ku guuleysta abaalmarinta. Axmed Burhaan Maxamed, ayaa […]
Garoowe – Magaalo Horumaraysa oo Hogaan Xumo Ragaadisay
“Waxaan rajeynayaa in aad baroosinka dhigataan magaaladan ay nabaddu baroosinka dhigatay”, hadal uu ka jeediyey Mudane Bulqaas kulan beesha caalamku booqasho ay ku yimaadeen Garoowe sannadkii 1993. “Waxaa Garoowe loogu doortay Caasimadda Dowlad Goboleedka Puntland, […]
Sawiro: Nolosha murugada leh ee dumarka qaxootiga ah ee Soomaaliyeed ku heysata dalka Indonesia
Dumar Soomaaliyeed oo ka cararay dalkooda hooyo, ayaa gaajo, fakhri iyo guri la’aan ku heysataa caasimada dalka Indonesia ee Jakarta, sida uu daabacay wargeyska The Guardian oo kasoo baxa Britain.
Biyo yaraanta iyo raadadka abaareed ee ay ku reebaan Soomaaliya
Hordhac: Waayo badan waxaynu usoo joognay ama laynoo ka sheekeeyeey, abaaro galaaftay nafaha dad iyo iyo duunyo badan oo geyigeena ka dhacay. Waxa ay abaarahu dhacaan marka baadka iyo biyuhu yaraadaan ama la waayo. 3 […]
Muxuu Sharciga Caalamiga ah ka qabaa Dhiibistii Abdikarin Muuse (Qalbi Dhagax) iyo Jawaabtii Dowladu ka bixisay
Cabdikariin Muuse (Qalbi Dhagax) wuxuu ahaa Sarkaal katirsanaa Ciidankii Xoogga Dalka Soomaliyeed (CXDS), wuxuu ku dhaawacmay dagaalkii 1977 dhexmaray Soomaaliya iyo Ethiopia oo lagu xoraynayey dhulka Soomaaliyeed (Howd/ Ogadenia), Walaalkiis wuxuu ku dhintay isla dagaalkaas. […]
Waa kuma Mukhtaar Roobow, maxay is dhiibistiisu uga dhigantahay Al-Shabaab?
Mukhtaar Roobow sidoo kale loo yaqaan Abu Mansuur waxa uu ku dhashay sanadkii 1969 gudaha degmada Xudur ee gobolka Bakool ee Koonfur Galbeed Soomaaliya. Waxa uu Quraanka Kariimka ku bartay dugsi Quraan kuyaala gudaha gobolka […]