Garoowe-(Puntland Mirror) Golaha Baarlamaanka Puntland ayaa maanta oo Khamiis ah xasaanada ka qaaday sideed xubnood kuwaasoo lagu eedeeyay kala qeybin xubnaha baarlamaanka dhexdiisa iyo dano ka dhan ah Puntland, sida ay sheegeen ilo-wareedyo katirsan golaha.
Magacyada xubnaha xilka laga qaaday ayaa ah:
- Cabdijamaal Cusmaan Maxamed
- Cabdiqani Abshir Surato
- Maxamuud Axmed Caalim
- Cabdiraxmaan Diiriye Carab
- Muuse Siciid Xasan
- Cabdiraxmaan Maxamed Dhoore
- Cabdicasiis Siciid Gacamay
- Suleymaan Faarax Ciise
Be the first to comment