Madaxweynaha Puntland oo u hambalyeeyay Axmed Madoobe
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa u hambalyeeyay Axmed Maxamed Islaam oo loo doortay madaxweynaha Jubbaland. “Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaya magaca goleyaasha dowladda iyo shacabka waxa uu hambalyo u dirayaa […]