Maamulka Koonfur Galbeed oo tageero u fidinaya Mukhtaar Roobow oo dagaal kula jira Al-Shabaab
Muqdisho-(Puntland Mirror) Ciidamada maamulka Koonfur Galbeed ayaa lagu soo waramayaa in ay tageero u fidinayaan dagaalyahanada Mukhtaar Roobow oo dagaal kula jira maleeshiyada Al-Shabaab. Masuuliyiin katirsan Koonfur Galbeed ayaa warbaahinta u sheegay in hub iyo ciidamo […]