Walaac laga muujiyay in bankiga dhexe ee Soomaaliya loo dhiibo nin ajnabi ah
Muqdisho-(Puntland Mirror) Qaar katirsan dadka Soomaaliyeed ayaa kasoo horjeestay in bankiga dhexe ee dalka loo dhiibo nin ajnabi ah. Guddoomiyaha bankiga dhexe ee hadda jooga Bashiir Ciise Cali oo muddo xilka hayay ayaa xafiiska ka […]