Qarax ismiidaamin ah oo lagu qaaday xarunta wasaaradda difaaca ee Muqdisho September 18, 2016 Puntland Mirror Somalia, South-Central 0 Qaraxa oo wax yeeleeyay dhismaha wasaarada difaacda ee Soomaaliya. Sawirka: Twitter. Muqdisho-(Puntland Mirror) Qarax gaari ayaa lala beegsaday goor dhoweyd banaanka hore ee xarunta wasaaradda difaaca dowlada federaalka Soomaaliya ee Muqdisho, sida ay sheegayaan wararka. Waxaa lagu soo waramayaa in weerarkaas uu khasaare sababay ayna ku dhinteen saraakiil katirsan ciidamada dowlada federaalka Soomaaliya. Faahfaahin dheeri ah mar dhow baan soo gudbin doonaa. Related PostsMay 9, 2018 Qorshaha Dhagarta leh oo Farmaajo u degeyo Axmed MadoobeJuly 21, 2017 Puntland President is preparing to appoint new cabinet ministersAugust 8, 2019 Taliyaha cusub ee AFRICOM oo safarkiisii ugu horeeyay Afrika ku yimid SoomaliyaFebruary 5, 2017 Madaxweynaha Puntland oo u safray Muqdisho
Be the first to comment