Shan qof oo lagu dilay rasaas lagu furay meherad kutaala Goldogob January 18, 2024 Puntland Mirror Puntland, Somalia 0 Degmada Goldogob. [Isha Sawirka: Twitter/Jacfar Mohamed] Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Shan qof ayaa naftooda ku waayey kadib markii qof hubeysan uu rasaas ku furay goob lagu qaxweeyo oo ku taalla degmada Goldogob ee gobolka Mudug fiidnimadii Arbacada, sida ay sheegeen ciidamada booliiska. Saraakiisha ammaanka ee degmadaas ayaa sheegay in sidoo kale isla goobta lagu dilay ninkii falkan geystay. Related PostsMarch 27, 2017 Kenyan army says it killed 31 Al-Shabaab fighters in Gedo regionMarch 13, 2018 Trump oo Xoghayihii Arrimaha Dibada Rex Tillerson shaqada ka ceyrshayAugust 7, 2016 Somalia electoral commission announces election datesJune 9, 2016 Madaxweynaha Puntland oo wacad ku maray inuu laynayo maxaabiista al-Shabaab haddii aysan maleeshiyada joojin dilka shacabka
Be the first to comment