Madaxweynaha Puntland oo u safray dalka Jabuuti

Puntland Mirror
1 Min Read
Madaxweyne Deni oo kasoo gacan haadinaya diyaaradda, Gaalkacyo, August 11, 2020. [Isha Sawirka: Puntland State House]

Madaxweyne Deni oo kasoo gacan haadinaya diyaaradda, Gaalkacyo, August 11, 2020. [Isha Sawirka: Puntland State House]
Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Talaado ah u safray dalka Jabuuti, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada.

Safarka madaxweynaha ayaa ah mid shaqo, sida lagu sheegay war-saxaafadeedka madaxtooyada.

Waa markii labaad oo madaxweyne Deni uu safar ku tago dalkan yar ee kuyaala Geeska Afrika tan iyo markii uu xilka qabtay.

Share This Article
Leave a Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *