Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya oo deegaano kuyaala gobolka Shabellaha kala wareegay maleeshiyada Al-Shabaab
Muqdisho-(Puntland Mirror) Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Talaado ah deegaano kuyaala gobolka Shabellaha Hoose kala wareegay maleeshiyada Al-Shabaab. Ciidanka ayaa la wareegay deegaanka Ow-dhiigle ee gobolka Shabeellaha Hoose, sida uu warbaahinta dowladda u […]