Xubnaha aqalka hoose iyo aqalka sare ee Soomaaliya oo si wadajir ah u ansixiyay miisaaniyada 2020
Muqdisho-(Puntland Mirror) Xubnaha aqalka hoose iyo aqalka saree e dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Talaado ah si wadajir ah u ansixiyay miisaaniyada 2020. Miisaaniyada 2020 ayaa waxaa meelmariyay golaha wasiirada bishii November, waxaana lagu […]