Garoonka diyaaradaha caalamiga ee Garoowe oo si rasmi ah loo furi doono dhawaan
Garoowe-(Puntland Mirror) Garoonka diyaaradaha caalamiga ee Garoowe ayaa si rasmi ah loo furi doonaa dhawaan, sida uu sheegay masuul. Mareeyaha garoonka diyaaradaha Garoowe Cabdirashiid Jaamac Maxamed ayaa warsidaha Puntland Mirror u sheegay in garoonka shaqadiisii […]