Hal askari oo Mareykan ah oo lagu dilay weerar ka dhacay meel u dhow Kismaayo
Muqdisho-(Puntland Mirror) Askari Mareykan ah ayaa la dilay afar kalena waa ay dhaawacmeen kadib markii uu dagaal ku qabsaday gudaha Soomaaliya xilli lagu jiray weerar ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab, sida ay sheegeen milatariga Mareykanka. […]