Xildhibaanada aqalka sare ee DFS oo Cabdi Xaashi Cabdullaahi u doortay afhayeen

Xildhibaanada aqalka sare ee DFS oo Cabdi Xaashi Cabdullaahi u doortay [Sawirka: Archive]
Xildhibaanada aqalka sare ee DFS oo Cabdi Xaashi Cabdullaahi u doortay [Sawirka: Archive]
Muqdisho-(Puntland Mirror) Xildhibaanada aqalka sare ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah Cabdi Xaashi Cabdullaahi u doortay afhayeenka cusub ee aqalka sare.

Xaashi ayaa helay 43 cod, halka Mustafe Maxamed Qodax oo la tartamayay uu helay 9 cod.

Xildhibaanada aqalka sare ayaa sidoo kale afhayeen ku xigeenka kowaad u doortay Abshir Maxamed Axmed, halka ku xigeenka labaadna ay u doorteen Mowliid Xuseen Guhaad.

About Abdi Omar Bile 749 Articles
An online journalist and editor, with a decade of experience covering security and business issues, Puntland and entire Somalia.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*